2026 — 2027

Foomka Diiwaangelinta — Barnaamijka ODL

Admission Form — ODL Program

Jaamacadda Salaam — Sannadka Tacliinta 2026/2027

Salaam University — Academic Year 2026/2027

Nambarka foomka ayaa si otomaatig ah loo siin doonaa / Form number will be automatically assigned

Buuxi dhammaan meelaha *-ku calaamadsan. Sawirkaaga oo muuqaal cad ah soo rarso.

Fill all fields marked with *. Upload a clear passport-style photo.

Heerka Waxbarashada

Level of Education

Macluumaadka Shakhsiga

Personal Information

Sawir baasaboor ah / Passport-style photo — JPG, PNG, WebP · max 5MB

Xiriirka

Contact Information

Macluumaadka Tacliinta

Academic Information

Dugsiga Hore

Previous Education

Deeqda Waxbarashada

Scholarship (Haddii Tahay)

Heshiiska

Declaration

Aniga oo ah arday ka soo jeeda ________________ waxaan rabaa inaan ku biiro Jaamacadda Salaam. Waxaan u ballan qaadayaa inaan lacagta waxbarashada bixiyo sida shuruudaha Jaamacadda Salaam ay qeexayaan. Ogeysiis: Haddii xaaladda imtixaankaaga ay ka hooseyso 80%, deeqdaada ayaa baabi'in doonta. Ardayda caafimaadka sanadka ugu dambeeya, bitarifka intership-ka waa $150 bishiiba.


I hereby solemnly declare that I am a candidate from _________________ primary and secondary school who wishes to join Salaam University. I solemnly declare that I will independently pay the fee as per terms and conditions of Salaam University. NB: If the total average of the examination falls below 80%, your scholarship grant will be nullified. Final year medical students will pay $150 per month for the internship period.