
Events
XAFLADDA SOO-DHAWAYNTA ARDAYDA CUSUB SANAD DUGSIYEEDKA 2026-2027
Back to News
October 10, 2026Events
Xafladda Soo-dhaweynta Ardayda Cusub ee Sannad-dugsiyeedka 2026/2027 Mr. Ahmed Mohamed Farah, Sii hayaha Xilka Guddoomiyaha Jaamacadda, ayaa jeediyey khudbaddii lagu soo xiray barnaamijka xafladda so
Xafladda Soo-dhaweynta Ardayda Cusub ee Sannad-dugsiyeedka 2026/2027
Mr. Ahmed Mohamed Farah, Sii hayaha Xilka Guddoomiyaha Jaamacadda, ayaa jeediyey khudbaddii lagu soo xiray barnaamijka xafladda soo-dhaweynta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026/2027.
Khudbadda Guddoomiyaha ayaa ahayd qaybtii ugu dambaysay ee barnaamijka xafladda, taas oo lagu soo gabagabeeyey munaasabadda soo-dhaweynta ardayda cusub ee Jaamacadda Salaam.
#SalaamUniversity
#SooDhaweyntaArdaydaCusub
#SanadWaxbarasheedka2026_2027
Photo Gallery
(6)





Share this article
